Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan Suldaan ayaa eed huwiyay Muuse Biixi oo ku fashilmey inuu kala saaro cida gardaran iyo cida laga gardaran yahay. Wuxuu rabaa inuu colaada bariga u soo wareejo Awdal.
Halkii Milyan ee Farmaajo soo direy Hargeysa ma soo dhaafin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS