X

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Boorama oo sheegay in Boorama u baahan tahay gurmad dhinaca maamulka

Gudoomiyaha xisbiga WAdani ee gobolka Awdal ayaa sheegay in maamul xumo ay ka jirto degmada Boorama oo hadaan laga soo gurman ay noqonayso in dhiig ku daato iyadoo qof waliba haysto fayl lafa soo siiyay degmada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.