X

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo Boorama kaga hadlay dad Togdheer laba mar is diiwaangeliyay oo farabadan

Gudoomiyaha xisbga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa Boorama kaga hadlay dad gobolka Togdheer dhowr mar is diiwaangeliyay. Wuxuu dhinaca kale ka hadlay degmooyin ayna doorasho ka dhicin oo uu sheegay in diiwaangelinta la geeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.