X

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo dalbaday in diyaaraduhu xor noqdaan una gooshaan Hargeysa iyo Muqdisho

Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro ayaa ka hadlay xayiraad ay soo rogtey dawlada Somaliya oo ku aadan diyaaradihii iman jirey Hargeysa tagina jirey Muqdisho. Ciro ayaa ku qayliyay in isku socodku xor noqdo.

Hoos ka fiirso Ibrahim Dhegeweyne oo isna canaantey Siilaanyo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.