X

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo is waydiiyay waxa lagu arkey Tukaraq baaqna direy

Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa is waydiiyay waxa lagu arkey Tukaraq baaqna direy. Gudoomiyaha aqalka sare ayaa ugu baaqay Muuse Biixi inuu joojiyo colaada uu ka bilaabey Sool.

Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay in dagaalkaas uu yahay mid dhibaato mooyee aan wax faa’iido ah aan laga dhaxleyn.



“Horay ayaan u sheegay oo aan usheegay in dagaal in lagu tirmo mooyee aan lagu tarmeyn,welina waa uu socdaa aniga weli waxaan la yaabanahay waxa lagu arkay tukaraq ee daka loogu leynayo,waxana leeyahay Alle ka baqa oo dadka dagaalka ka daayo ayuu yiri Guddoomiye Cabdi Xaashi.



Waan waayay dhib mooyee faaiido inaga soo gashay ayuu racyay Cabdi Xaashi oo lagui yaqaano wadani daljecel

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.