Gudoomiye Ciro ayaa ka hadlay shirka Garxajis iyo kulankii Muuse Biixi uu la qaatey ee fashilmey una ekaa sawirka iga qaad. Gudoomiye Ciro ayaa lagu amaaney guusha uu haneeyay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F9t2qzrZDGo[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS