X

Gudoomiye Ciro oo sheegay in lixda goobood ee siyaasada u xiran gobolka Awdal ay u taalo Siilaanyo in uu xaliyo

Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in lixda goobood ee u xiran siyaasada ee gobolka Awdal ay u taalo Siilaanyo in uu sharci ka soo saaro xaaladooda. Dhinaca wuxuu iska fogeeyay in xisbigiisu beel u xiran yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.