Gudoomiye Ciro ayaa sheegay in Muuse Biixi xal moodayo dagaal. Wuxuu ka xumaadey dadka Muuse Biixi ku barakiciyay Tukaraq iyo colaada cusub ee uu bilaabey.
Xisbiga Wadani ayaa iska fogeeyay colaada Muuse Biixi ka bilaabaey Tukaraq.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=tj_YweBjBm0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS