X

Gudoomiye ku xigeen Muuse Biixi gaf ka galay oo diidey inuu kursiga baneeyo

Gudoomiye ku xigeenkii hay’adda qaxootiga maamuka Somaliland oo Muuse Biixi gaf ka galay ayaa diidey inuu kursiga baneeyo. Khadar Sh Cabdillaahi Sh Cali Jowhar ayaa sheegay wuxuu ku diidey xilka qadista uu sameeyay Muuse Biixi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bTz3oQAguLI[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.