X

Gudoomiye ku xigeenka Awdal oo qirtey in weerarkii xalay ay soo qaadeen kacdoonka reer Adal+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Gudoomiye ku xigeenka gobolka Awdal ayaa qirtey in weerarkii xalay hurdada u diiday gooni goosadka ay soo qaadeen kacdoonka reer Adal oo ay ka dhabtahay dib u hanashada maamulka gobolkooda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.