Gudoomiye ku xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed oo magacaabay guddi la tirsata C/raxmaan Ciro
Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Muumin Seed, ayaa soo saaray Warmurtiyeed.,oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada wararka ee Hangoolnews.com