X

Gudoomiye xigeenka Wadani Shiine oo xafiisyo xariga kaga jaray Boorama

Gudoomiye xigeenka Wadani Shiine ayaa xafiisyo xariga kaga jaray Boorama. Ololaha doorashada Somaliland ayaa maraya meel xasaasiya ayadoo la filayo in bisha dambe la galo doorashada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.