X

Gudoomiyihii deegaanka Xariirad ee Awdal ee daadku diley oo aaskiisii laga qaybgalay

Gudoomiyihii deegaanka Xariirad ee daadku diley ayaa aaskiisii laga qaybgalay. Gaadhi uu lahaa wasiirka ciyaaraha ayaa daadka isku qaadey waxana halkaa ku dhintey maayerka tuulada Xariirad.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.