Gudoomiyihii xisbiga laga kala cararay ee UCID oo Waddani ku biirey iyo sababta
Gudoomiyihii xisbiga laga kala cararay ee UCID oo Waddani ku biirey. Gudooomiyaha ku meel gaadhka ayaa ka hadley sababta ku kaliftey inuu ka soo guuro xisbiga faaruqa ah ee Faysal Waraabe.