Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal C/kariin Maal ayaa markale saxaafada la Hadley markana isku dhiibey Muuse Biixi iyo xisbigiisa Kulmiye. C/kariin Maal ayaa Muuse Biixi dhabarka taabtey wuxuuna halmar sheegay inuu xisbiga ka baxay. Doorashada goleyaasha ayaa Muuse Biixi ku fashilmey inuu xal ka keeno.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iYXzjKWqAHg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS