Gudoonka waxbarashada gobolka Awdal ayaa ka Hadley sida ay u socoto waxbarashada iyadoo hadda lagu jiro xilli fasaxeedka sanadka. Caruurta ayaa loo dhigaa waxbarasho laga soo guuriyay Kiiniya iyo taariikh aan sal ku lahayn gobolka Awdal iyo Somaliba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM