X

Gunti giijiye Rooble oo lagu eedeeyay inuu dib u dhigayo doorashada

Waxa ilaa hadda dibusocoda doorashadii dalka taas oo aan u fiicnayd horumarka dalka guud ahaan, waxana lgu eedaynayaa gunti giijiye Rooble iyo kooxda Xalane inay si ula kaca u daahinayaan.



”Mar jiro wax horumara oo alga sameeyay in la dedejiyo doorashada, waxana fadeexad lagu tilmaamay labadii doorasho ee golaha shacabka mid looga dan leeyahay in muddo la sugo ayuu yiri Cali Calasow.


”Gunti Giijiye Rooble oo hawshan loogu talogalay ayaa ku mashquulay magacaabis aan loo baahnayn iyo musuq maasuq baahsan oo uu isleeyahay ka faaiideyso inta aanu jagada banayn ayuu raaciyay Cali Calasow.

Si kastaba ha ahaatee waxa lagu amray inuu dedejiyo hawsha oo hadda gacanta loo geliyay maamul jufeedyada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.