Guri aad u baaxad weyn ayaa loo diyaariyay martida ka qaybgeli doonta shirka wadatashiga ee Kismaayo ka furmi doona iyadoo shirkii Muqdisho uu hore u fashilmey. Shirkan Ayaan la filayn in uu wax ka soo baxaan maadaama aan fikirka loo dhanayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS