Guriga uu ku jiro badhasaabka Awdal oo la iibiyay waxana ka taagan muran. Gudoomiyaha ayaa sheegay in guriga hore loo iibiyay iibkiisuna isaga ka horeeyay. Waxa aan sugayaa goorta la i yiraa ka bax.
Guddoomiye Shiine ayaa sidaasi u cadeeyay Wargayska Geeska Africa ee ka soo baxa magaaladda hargaysa
Dhinaca kale waxaa sii xoogaysanaya boobka hantidda ummadda iyaddoo laga faa,iidaysanayo xiliga kala guurka ah. Maamulkan Siilaanyo ayaa wada gatey hantidii dadka ka dhaxaysay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS