Guurkii yaraayoo gabdhahaa is hortaagey ma dhabaa halku dhigaasi xilli gabdho badan sugayaan calafkooda waa ruwaayad cusub oo magaceeda ku dhan yahay sida qisadu u dhacayso. Waxa matalaya fanaaniin reer Hargeysa ah. ARAABINEWS