X

Guushii Awdheegle oo la bogaadiyay


Kadib jabkii foosha xumaa ee argagixisada Wahaabiyada Ka soo gaaray deegaanka Awdheegle oo welli meydkoodu daadsan tahay ayaa aad loo guubaabiyay. Argagixisada ciidan Somali ah marnaba Ka guulaysan mayso, waase sida cadowgu rabo.

Kulankii golaha wasiirada oo uu shir gudoomiyay raiisal wasaare Xasan Cali ayaa loo bogaadiyay guusha ciidanka.

Argagixiso naga adkaan mayso ilaa an isdhigano mooyee, guushii Awdheeglana waxay muujinaysaa arintaas ayuu yiri raiisal qasaare Xasan Cali Kheyre.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.