Ha na ceebayn Sayliciyow ee abwaankaa (Afgudhiye) noo qaad haddii kale maxaad noo tari
Masuul ka tirsan murtuulayaasha gobolka Awdal ayaa canaan kulul u jeediyay C/raxmaan Saylici.. Isku reer ayaan nahay bal kaliya ha qabto intii C/raxmaan Aw Cali u qabtey Xasan Sh Muumin.