Haan baqdin ku ridey dadka deegaanka Ceel Macaan ayaa soo caaridey. Haanta oo ku so caaridey xebta gobolka Shabeelaha dhexe ee deeghanka Ceelmacaan Ayaan la garanayn waxa ku Jira.
Waxa baaritaan ku bilowday hay’adda dhanka cilmi barista. Waxa caadi ah in wadamada Eeshiya iyo Yurub ay qashinkooda ku soo tuuraan badda Somaliya.
Dadka deegaanka ayaa loogu baaqay inay ka fogaadaan haantaas daboolan ee aan la garanayn waxa ku Jira.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS