Garoowe–Afhayeenka barlamaanka Puntland ayaa wax ka sheegay qodobo ay ka doodi doonaan barlamaanka Puntland wuxuuna sheegay haday go’ayaan in ay tahay arin dadka u taal wuxuuse shegayaa dhinaca kale in ayna federal uga tageyn Xasan Sheekh oo ay ku eedaynayaan in uu aqoonsadey maamulka Galmudug.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM