X

Hadaan Madaxweyne ahaan lahaa waan mideyn lahaa dalka: Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

Wariye ka tagey Hargeysa ayaa Xamar u tagey si uu wareysi ula soo yeesho wasiirkii hore ee arimaha dibedda Somaliya Marwo Foosiya Yuusuf xaaji Aadan. Waraysiga ayaa lagu waydiiyay haddii ay madaxweyne noqon lahayd ma mideyn lahayd dalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.