Hargeysa–Daraad ayay ahayd markii Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka arimaha gudaha uu sheegay in ay ka mid yihiin jaamacada carabta sidaas awgeedna wixii go,aana ee soo baxa ay sidoda u qaadanayaan..waxa mawqifkaa bedelay hadal ka so baxay wasaarada arimaha dibedda Somaliya oo sheegtay in Sucuudiga iyo xulafadiisa siiba Maraykanka ay isticmaali karaan dekeda Berbera.
Warbixin gariirsan oo ay soo saareen xalay ayuu Siilaanyaha la adeegsadaa ku sheegay in iyaga toos loo soo waydiisto ee aan Muqdisho la soo marin.
Tani ayaa ka dhigin raali waan nahay ee lacagta soo mariya dhinacayagana maadaama lacagtii qoxootiga iyadna isla jufada Siilaanyo u soo xerogelinay.
Dadka daawanaya ruwaayadan iyo kuwa Siilaanyo warbixinta u qora ayaa dhamaantood lagu qosley iyagoo dadka u haysta caruur ay kolba been u sheegi karaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS