X

Hadalkii Suldaan Wabar ee Awdalstate way burburtey maahayn mid aan isaga ka filaynay: Cali Faarax Cabdullaahi+MUUQAAL

Awdalstate oo noqdey laba garab oo kala dudsan ayaa hadda u muuqda in Suldaan Wabar mideeyay kadib markuu ku sheegay in ay raacdey ururo burburey. Awdalstate ayaa taageero xoogleh u muujiyay halganka suldaanka iyo inta kula jirta. Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa isagu fariin u diray Suldaanka sheegayna in Awdalstate hadalkaa ku tageyn.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.