Haddii aynaan maanta dadka ku kaalmeyn karin in aan nafta ku celino dad noocee ayaa nahay: RW Kheyre
Haddii aynaan maanta dadka ku kaalmeyn karin in aan nafta ku celino dad noocee ayaa nahay. Raisal wasaare Kheyre ayaa ka hadlay mar uu maanta tagey dad abaareysan oo aad u liita