X

Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo: Suldaan Cune

Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo. Suldaan Cune aya hadalkaas yiri mar uu ka hadlayay dagaalka Muuse Biixi ku qaadey Sool kana jawaabayay hadal xanafle oo uu ku hadley Suldaanka Muuse Biixi.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=vxVcZCv1RcU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.