Wariyeyaal ka tirsan Buuhoodle ayaa cambaareyn xoogan dusha uga tuurtey qabqanle dagaal Xaglotoosiye oo sheegayana wasiir caafimaad hadana isagii dadka dilayo. Wariyeyaasha ayaa yiri haddii lagaaga adkaadey siyaasadii Buuhoodle maaha in aad ku wareegaysato wariyeyaal xora.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS