Haddii xaq la waayo gadaal gadaal u akhri erayga xaq taas lee ku jireynaa: Amiin Caamir
Farshaxanka weyn ee Amiin Caamir ayaa isna ka hadlay cadaalad darada ka jirta Somaliya guud ahaan ayna ugu daran yihiin maamul jufeedyada wuxuuna sheegay haddii xaq la waayo in QAX lagu Jiri doono.