X

Hadraawi oo ka hadlay daad ku gaadhi gaaray dooxa dacar budhuq+MUUQAAL

Hargeysa–Abwaan Hadraawi ayaa shalay ka badbaaday in uu daad ku qaado dooxada Dacar Budhuq halkaas oo gaadhi uu la socday uu ku sigtey in daadku qaado. Abwaanka ayaa ka sheekeeyay in baabuurku socday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.