Hal abuure Dheeg oo sheegay in Buuhoodle fiicnayd in la qabto markii dagaalka hoose socdey
Hal abuure Dheeg oo sheegay in Buuhoodle fiicnayd in la qabto markii dagaalka hoose socdey (ISAAQ IYO DHULBAHANTE). Wuxuuse tilmaamaay in aanu garanayn in geesinimo cusub la halayo mar haddii Somaliya goobta soo gasho.