X

Hal-abuure Dheeg: waxaan markiiba idhi halkuu Farmaajo maray maahee halka kale qabsada

Xildhibaanka reer Hargeysa ee Dheeg dhinacna ah Halabuure ayaa sheegay in uu suba dhegeystay Farmaajo oo leh dhex dhexaad ayaan ka nahay xiisada urur diimeedyada Carabta ee Sucuudiga iyo Qadar waxaanan ku taliyay in la qabsado dhinaca kale.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.