X

Hal abuure Laabsalaax oo beeniyay in uu tagey Muqdisho iyo halka uu ku sugan yahay

Hal abuure Laabsalaax ayaa beeniyay in uu tagey Muqdisho wuxuuna sheegay halka uu ku sugan yahay. Laabsalaax ayaa warbaahuintu baahisey in uu Xamar ku sugan yahay.



War uu soo dhigey bartiisa faysbuug ayuu ku tilmaamay wax laga xumaado wararka sheegaya in uu ku sugan yahay Muqdisho. ”Wuxuu yiri hore waan tagey Xamar waanan tagi karaa laakiin hadda Booramaan ku suganahay”



Wuxuu sheegay in xidigaha geesku diyaarinayaan barnaamijka ciida kuna sugan yihiin Boorama.

Warkii shalay baxay ayaa u muuqda mid la soo koobigareeyay. Wariyaha ARAABINEWS ee Muqdisho ayaa sheegay in aanu xaqiijin Karin warkan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.