X

Hal gaari ciidan oo ay saaran yihiin askar Dhulbahante oo sheegay inay Somaliland u soo galeen

Hal gaari ciidan oo ay saaran yihiin askar Dhulbahante ayaa sheegay inay Somaliland u soo galeen. Nin aan la garanayn oo la hadley saxaafada ayaa isagu shegtay inuu ahaa ciidankii Camey ka soo raacay Buuhoodle. Waxa caadiya in maleeshiyada Dhulbahante kolba dhinac u cararaan oo lagu yaqaan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XoNqU2_8scw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.