X

Hal habeen kuma darsan kartid kursiga dheengad baa lagaa saari : Siyaasi reer Awdala

Boorama–Markii shalay la sheegay in Siilaanyo la siiyay 9 bilood oo kale ayaa dadku xasuustey sidii uu ugu hanjabi jiray Daahir Rayaale una odhan jiray dheengad ayaanu kaga saari Hargeysa ayaa isaga maanta sidii oo kale loogu sheegay haduu sii fadhiyo in dheengad Burco lagu geeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.