Faysal Magafe waxa kastamka Saylac dhigtey Siilaanyo wuxuuse kaga qaylisiiyay dadka deegaanka isagoo xataa cashuura dadka buka, cashuurtaas oo dadka deegaanku hadda sheegayaan in uu isku diro beelaha deegaanka. Faysal waxa awood u waayay reer Awdal in ay bedelaan haddii kale dadkoodu sidan uma cawdeen maalinkasta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS