Awdal–Halgamaa Ismaaciil Muuse oo ka tirsan kacdoonka reer Adal ayaa ka yaabay jananka ciidanka maamulka Hargeysa oo dhuumasho ku soo gala gobolada Awdal. ”Hadaad tahay janan dhaba isa soo shaaci oo sheeg xilliga aad imanayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS