X

Halkan toos uga daawo dooorashada Hir Shabeelle oo hadda socota

Halkan toos uga daawo dooorashada Hir Shabeelle oo hadda socota laguna guddo jiro codeynta xildhibaanada. Hir Shabeelle ayaa ka mida maamulada aan shaqayn laakiin uu sameeyay Xasan Sheekh.




Liiska Murashaxiinta oo dhameystiran: 

Yusuf Hagar Daba-geed
Cabdi Faarax Laqanyo
Daahir Cabdulle
Maxamed Cabdi Waare
Cabdinasir Shirwac Maxamed
Maxamed Caruush
Cabdiraxmaan Xuseen Cadow
Cabdikarim Cali Nuur

Soo gudbintii wariye C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.