X

Halkey maraysaa dhismaha wadada u dhaxaysa Boorama iyo Jabuuti

Sanadkii hore ayay ahayd markii wadada u dhaxaysa Boorama iyo Jabuuti oo muhiim ah dhaqaalaha gobolka oo maamuladii u dambeeyay ee beesha dhexe ay saareen cunaqabatayn. Gudoomiyaha wadooyinka gobolada Awdal iyo Salal ayaa si aan tafaftirneyn uga waramay halka wadadu socoto.


Dhawaan ayay ahayd markii reer Awdal faraj RABI u bixiyay oo ugu dambeyn heleen mashruuc lagu dhisayo wadada Boorama iyo Jabuuti oo aan soo marin nidaamka beesha dhexe laakiin ka yimi dawlada Somaliya soona maray bangiga aduunka.


Gobolkan oo lagu yaqaan deganaansho ayaan deganaanshahaa ku helin abaalmarin laakiin ku helay in lagu yaso iyo siyaasiyiinta gobolka oo aan jirinba gebi ahaan.


”Waxa khamiistii soo xidhmey tartankii shirkadaha ku tartamaayay dhismaha wadada waxa hadda hadheyna waa in la shaaciyo in cidii ku guulaysatay ayadoo halkii wadada la marin lahaana gabagabo ku dhowday ayuu yiri Yaasiin Qalinle Kaahin oo ah agasimaha hay’adda wadooyinka ee Awdal iyo Salal.


Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaa in wadadaas looga ajarsado reer Awdal maadaama aan la isku halayn karin wadada Hargeysa iyo Berbera.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.