Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaa halkan hambalyo iyo bogaadiin farxad aroos looga dirayaa boqor Mahdi Faarax Sheekh Xasan Carab iyo boqoradiisa Haboon Idiris Muuse oo meherkoodu ka dhacay Boorama waxaan leenahay kala hela ubad khayrqaba noqda kuwii isu barakooba Aamiiiiiin.
Waxa hambalyada diraya Axmed Bile Khaahiye, Ilyaas Muxumed Kaamil, iyo bahda Sweden, Seef aw Jaamac Fadan iyo xaaskiisa, bahda BC ee Ingiriiska iyo Maraykan.
Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon marxaladaha sidan oo kale oo ah.
ARAABINEWS