X

Hambalyo Asma xaaji Seef aw Jaamac oo kaaalimaha koowaad ka gashay dusgisiga sare ama Class 12

Waxa na soo gaarsiiyay hambalyo loo dirayo Asma x Seef aw Jaamac oo dhamaysatay shahaadada dugsiga sare ee Qurum Prv School kana gashay kaalimaha koowaad taas oo lagu qaadan doono jaamacadaha waaweyn. Anaguna waxaan leenahay hambalyo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.