X

Hambalyo ku socota arooska boqor Dr C/xamid Sh C/Salaan Sh Cali Jawhar Iyo boqorad Nimco Maxamed Faahiye

Hambalyo hambalyo arooska boqor Dr C/xamid Sh C/Salaan Sh Cali Jawhar Iyo boqorad Nimco Maxamed Faahiye oo arooskoodu ka dhacay Boorama Hoteel Rays. Asxaab aad u farabadan oo kala jooga daafaha dunida ayaa u diraya hambalyada arooska. Waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee kala hela ubad khayr qaba iyo guurkii lagu nasto laguna waaro. AAMIIN

Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon munaasabadaha noocana oo ay ku luqeeyaan Nimco iyo Cabdi Helo

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.