X

Hambalyo ku socota arooska boqor Maxamed Cali Aadan iyo boqorada Hoodo Axmed Xasan

Hambalyo hambalyo arooska boqor Maxamed Cali Aadan iyo boqoradiisa Hoodo Axmed Xasan oo arooskoodu ka dhacay Boorama. Asxaab aad u farabadan oo kala jooga daafaha dunida ayaa u diraya hambalyada arooska.

Waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara ee kala hela ubad khayr qaba iyo guurkii lagu nasto laguna waaro. AAMIIN

Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon munaasabadaha noocana oo ay ku luqeeyaan Nimco iyo Cabdi Helo.

 

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.