Hargeysa–Hamiga siyaasiyiinta Somaliland (SNM) oo hore loo ogaa ayaa hadda soo shaax baxay..waxana qarxiyay warbixin laga helay xog ogoha Wikileaks oo soo faqay siro laga helay Sucuudiga oo inta badan ka shaqeeya sidii Somaliya ayna cagaheeda isku taagin. Arag siyaasiyiinta xisbiyada oo fursad helay arintan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM