Singabuur ayaa sheegtay inay xirayso dugsiyada hoose/dhexe ilaa sare si loo yareeyo faafida hargabka Karoona qaybtiisa Hindiya oo ay sheegeen inuu ku faafayo da’da dugsiyada ku jirta.
”Waxaa noo soo baxday in hargabka cusub ee Hindiya oo ku faafayo da’da dugsiyada waxaanan rabnaa inaan ka hortagno inta ayna xaaladu faraha ka sii bixin ayuu yiri wasiirka caafimaadka.
Waa markii ugu horeysay ee masuuliyiinta Singabuur ka welwelsan yihiin in hargabka Hindiya ku faafaya dhalinta yar uu ku dhex faafayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS