X

Arabsiyo iyo Kismaayo oo looga diyaargaroobayo xuska dhalashada Rasuulkeena (csw) oo ku beegan khamiista soo socota

Xaflad is diyaarina ayaa lagu qabtey Arabsiyo oo u dhow Hargeysa iyo Kismaayo kuna saabsan dhalashada rasuulkeena CSW oo ku beegan Khamiista soo socota ee bisha tahay 24 bisha Islaamkuna tahay 12.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.