Magaalada Hargeysa ayaa qaylodhaan xooga oo xaga hilibka ay ka taagan tahay kadib markii laga waayay hilib. Ganacsatada hilibka ayaa ka hadlay sababta magaalada looga waayay hilibka iyagoo eedayn dusha uga saaray shirkad qasha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM