X

Hargeysa oo si weyn looga dabaaldegay maalinta qoomiyadaha Itoobiya

Xaflad ku saabsan maalinta qowmiyadaha Itoobiya ayaa ka dhacday Hargeysa taas oo si weyn loo soo abaabulay waxana goobta ka hadlay qarka tirsab madaxda maamulka Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.